Wax badan ka Ogow Eeygii loo adeegsaday Dilkii Hogaamiyihii Kooxda Daacish !!

Waxaa maalma kahor la dilay hogaamiyihii kooxda ISIS, Abubakr Al Baghdadi oo ay ciidamada Mareykanka ku weerareen deegaan ku yaala waqooyiga dalka Suuriya. Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Al Baqdaadi uu ku cararay god dhulka hoostiisa ku yaala, ka dib markii ciidamada ay gudaha usoo galeen gurigii uu deganaa. Al Baqdaadi ayaa horay … Continue reading Wax badan ka Ogow Eeygii loo adeegsaday Dilkii Hogaamiyihii Kooxda Daacish !!